Baladweyne ( Radio Beerlula )-Xaafada Buundoweyn ee Magaalada Baladweyne ayaa laga hirgeliyay Xarunta Farsamada Gacanta ee Al-Qalam, taas oo ah xarun casri ah oo loogu talagalay horumarinta xirfadaha dhalinyarada iyo haweenka.
Xarunta Farsamada Gacanta ee Al-Qalam ayaa lagu tababari doonaa ardayda iyo dhalinyarada daneyneysa xirfadaha gacanta sida tolidda, alxanka, korontada, naqshadeynta gacanta iyo xirfadaha kombuyuutarka.
waxa soo jeedinaya Bilaal Daahir Waaneey


