Xarunta farsamada gacanta degmada Afmadow oo xariga laga jaray.

0
148

Baladweyne (Radio Beerlula)-Guddoomiye ku xigeenka Golaha Deegaanka ee Degmada Afmadow ahna ku-simaha duqa magaalada Saalax Cumar Cabdi ayaa daahfuray xarunta farsamada ee degmada Afmadow oo dhowaan la hirgaliyay, halkaasi oo in ka badan 180 arday ay ka faa’ideysanayaan.

Xarunta farsamada ee degmada Afmadow ayaa ah xarun muhiim ah oo waxbarasho, taasi oo lagu baranayo xirfadaha Kala duwan sida tolista dharka, cilmiga Computer-ka iyo korantada.

Warbixintan waxaa soo jeedinaya C/qaadir Cumar Ibrahim.