Xarunta garsoorka degmada Raage ceele oo la dhagax dhigay.

0
90

Baladwayne ( Radio Beerlula )-Gudoomiyaha maxkamada sare ee maamulka Hirshabeelle Xildhibaan Cabdulaahi Gacal ayaa ka dhagax dhigay degmada Raaga Ceelle ee Gobolka Shabeelaha Dhexe xarunta Garsoorka degmada.

Madasha dhagax dhiga waxa goob joog ahaa mas’uuliyiin katirsan maamulka Hirshabeelle, Gudoomiyaha degmada Raaga Ceelle Iidow Cali Maxamuud iyo bulshada qeeybaheeda kala duwan.

Warbixintaan waxaa soojeedinaya Maxamed Yuusuf Cabdulaahi.