Xarunta gurmadka deg deg ah ee Soomaaliya oo laga dhagax dhigay Magaalada Muqdisho.

0
120

Baladweyne (Radio Beerlula)-Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamse Cabdi Barre iyo Wasiirka Wasaaradda Caafimaadka iyo daryeelka bulshada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Dr. Cali Xaaji Aadan ayaa si wadajir ah u dhagax dhigey Xarunta gurmadka gargaarka deg degga ah ee Isbitaalka Madiina ee Magaalada Muqdisho.

Xaruntan ayaa loogu talagalay in lagula tacaalo Muwadiniinta Soomaaliyeed ee ku waxyeelooba Musiibooyinka ka dhaca Soomaaliya, si loo hello xarun Caafimaad oo ka jawaabta baahiyaha deg degga ah ee soo bixi kara xilli kasta.

Warbixintan waxaa inoo haya Maxamed Cabdi Saneey