Baladweyne (Radio Beerlula)-Munaasabadan ayaa aheyd mid lagu daahfurayay dib ubalaarin lagu sameeyay xarunta Hal-abuurka iyo Tignoolajiyada Ee jaamacada Simad.
Waxaa munaasabada Goobjoog ahaa wasiirka wasaarada waxbarashada Soomaliya Xildhibaano aqoonyahano iyo madaxda Shirkadaha.
Warkan waxaa inoo haya Cumar Yuusuf Aadan