Xarunta hal-abuurka iyo Ganacsiga Beeraha oo lag daah-furay Muqdisho

0
45

Baledweyne ( Radio Beerlula )-Wasaaradda Beeraha iyo waraabka xukuumadda federaalka Soomaaliya ayaa magaalada Muqdisho ku qabatay munaasabad lagu daah-furayay xarunta Hal-Abuurka iyo Ganacsiga Beeraha.

Munaasabadda daah-furka ayaa waxaa ka qeeybagalay Wasiirka wasaaradda Beeraha iyo waraabka xukuumadda Fadaraalka Soomaaliya,madax ka socotay Hay’addaha Soomaaliya kala shaqeeya wax soo saarka Beeraha iyo marti sharaf.

Warbixintan waxaa soo jeedinaya Cabdinajiib Aweys Isaaq.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here