Xarunta hal abuurka jaamacadda Jamhuuriya oo laga daah furay Muqdisho.

0
81

Baladweyne ( Radio Beerlula )-Magaalada Muqdisho ayaa lagu qabtay munaasabadan oo lagu daah furayay Xarunta hal abuurka Jaamacada jamhuuriya.

Daah furka xaruuntan cusub ayaa waxa kaso qayb galay wasiiro, Xildhibaano, maamulka jaamacada jamhuuriya , Dhalinyaro, Arday , Macalimin iyo qaar kamid bulshada ku nool muqdisho.

Warbixintan waxaa soo jeedinaya Bilaal Daahir Waaneey.