Xarunta hal-abuurka Xirfadlayaasha beeraleyda Soomaliyeed oo laga hirgiliyay magaalada Muqdisho

0
62

Baladweyne  ( Radio Beerlula )-Wasiirka Wasaaradda Beeraha iyo Waraabka Xukuumadda Faderaalka Soomaliya Maxamed Cabdi Xayir Maareeye ayaa maanta Xariga ka jaray Xarunta hal-abuurka Xirfadlayaasha beeraleyda Soomaliyeed oo laga hirgiliyay magaalada Muqdisho.

Xaruntaan oo laga talagay hormarinta hal-abuurka casriga ee beeraleyda soomaliyeed ayaa munaasabada xariga looga jarayay waxaa wasiirka ku wehlinayay xubno ka tirsan wasaaradda Beeraha iyo waraabka xukuumadda Faderaalka soomaliya.

Warbixintaan waxaa soojeedinaya Cabdinajiib Aweys Isxaaq.