Baledweyne ( Radio Beerlula )-Magaalada Muqdisho ee Caasimada dalka ayaa lagu qabtay munaasabadda xariga looga jarayay xarunta Hay’adda Diiwaagalinta iyo Aqoonsiga Qaranka ee NIRA oo laga hirgiliyay degmada Xamar weyne ee Gobalka Banaadir.
Munaasabadda xarig jarka xarunta ayaa waxaa goob joog ahaa masuuliyiin ka tirsan dowadda dhaxe,xubno ka socday Hay’adda NIRA iyo maamulka Degmada Xamarweyne.
Warkan waxaa inoo haya Cabdimajiid Aweeys Isaaq.


