Xarunta Kaydka Dawooyinka oo laga hirgaliyay Magaalada Burco

0
123

Baladweyne (Radio Beerlula)-Agaasimaha guud ee Wasaaradda Caafimaadka SLN ayaa xariga ka Jaray Xarunta Kaydka Dawooyinka oo laga hirgaliyay Magaalada Burco taasi oo ay dhistay wasaaradda cafimaadka SLN

Manaasabadda xarig jarka keydka dawooyinka ee magaalada Burco ayaa waxaa goob joog ka ahaa Agaasimaha guud ee Wasaaradda Caafimaadka iyo masulyinta wasaraada cafimadka SLN

Warbixintan waxaa soo jeedinaya Xaawo Aadan Xuseen.