Xarunta keydka calafka xoolaha oo laga dhagax dhigay deegaanka Cuun ee gobalka Nugaal.

0
87

Baladweyne (Radio Beerlula)-Wasaaradda xanaanada xoolaha maamulka Putaland ayaa deegaanka cuun ee gobolka nugaal ka dhagax dhigtay bakhaarka kaydka calafka Xoolaha.

Munaasabada dhagax dhiga waxaa kasoo qaybgalay mas’uuliyiin ka socotay Wasaaradda Xanaanada Xoolaha putland, ganacsato, Xoolo dhaqato , beeraleey iyo qaybaha kale ee bulshada Deegaanka.

Warbixintan waxaa soo jeedinaya Bilaal Daahir Waaneey.