Baledweyne ( Radio Beerlula )-Madaxweynaha maamulka Jubaland, Mudane Axmed Maxamed Islaam, ayaa xariga ka jaray dib-u-dhis ballaaran oo lagu sameeyay Xarunta Qaybta Booliska Goobaha adeega bulshada kuwasoo muhiim u ah bulashada iyo Boooliska Jubbaland.
Dhismaha xarumahaan ayaa waxaa hirgeliyay masuulinta maamulkaJubaland kuwasoo ugu tala galay adeegyada bulashada.
Warkan waxa inoo haya Xaawo Aadan Xusen.


