Xarunta tababarada beeraleyda oo laga hirgeliyay Burtinle oo xariga laga jaray.

0
71

Baladweyne ( Radio Beerlula )-Munaasabadan oo ay goobjoog ka ahaayeen maamulka degmada Burtinle iyo madax ka socotay Hay,adaha Fawesom iyo Diakonia ayaa aheed mid maamulka degmada u kula wareegayay xarunta tababarada beeraleyda degmada Burtinle.

Xaruntan aya ah Green House qorshuhu yahahay in sare loogu qaado aqoonta beeraleyda degmada Burtinle iyo nawaaxigeeda.

Warbixintaan waxaa soojeedinaya Cumar Yuusuf Aadan.