Xarunta tababarada caafimaadka Somaliland oo xariga laga jaray

0
147

Baladweyne ( Radio Beerlula )-Magaalada Hargaysa ee xarunta Maamulka Soomaaliland ayaa lagu qabtay munaasabad xariga looga jartay xarun loogu talagalay in lagu tababaro ardayda Jaamacadda ku yaalo Maamulkaasi.

Xaruuntaan ayaa waxaa lagu baran doonaa cilad saarista agabka caafimaadka, Sheybaarka , qaliimada iyo cashiro kale oo la xiraara Caafimaadka.

Warbixintaan waxaa soojeedinaya Bilaal Daahir Waaneey.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here