Xarunta Wasaarada Hawlaha Guud ee Gobolka Awdal oo xaraga laga jaray.

0
101

Baladweyne ( Radio Beerlula )-Magaalada Boorama ee Gobalka Awdal ayaa lagu qabtay munaasabad xarIga looga jarayay xarunta Wasaaradda Howlaha guud iyo guryeenta Gobalka Awdal oo dhismayaal cusub iyo dib u dayac tir lagu sameeyay.

Munaasabadda xarIga looga jarayay xarunta wasaaradda Howlaha guud ee Gobalka Awdal ayaa waxaa ka qeeybagalay masuuliyiin ka tirsan wasaaradaha maamulka Soomaaliland,masuuliyiinta Gobalka Awdal iyo maamulka Magaalada Boorama.

Warbixintaan waxaa soojeedinaya Cabdinajiib Aweys Isxaaq.