Xarunta wasaaradda diinta iyo awqaafta oo la dhagax dhigay.

0
106

Baladweyne ( Radio Beerlula )-Ra’iisal wasaare ku xigeenka xukuumadda federaalka Soomaaliya Saalax Axmed Jaamac ayaa magaalada Muqdisho ka dhagax dhigay xarunta wasaaradda diinta iyo awqaafta xukuumadda federaalka oo loo dhisayo qaab casri ah.

Dhagax dhigan xaruntan ayaa waxaa goob joog ka ahaa wasiirka diinta iyo awqaafta xukuumadda federaalka Soomaaliya Mukhtaar Roobow Cali, xubno ka tirsan wasaaradda, xildhibaano iyo culumaudiin.

Warbixintan waxaa inoo haya Maxamed Cabdi Saneey