Xarunta Wasaaradda Maalgashiga Somaliland ee magaalada Boorama oo xariga laga jaray

0
174

Baladweyne ( Radio Beerlula )-Agaasimaha guud ee Wasaaradda Maalgashiga iyo Warshadaha maamulka Soomaaliland Cabdifitaax Cusmaaciil Ducaale ayaa xariga ka jaray dhismaha xarunta Wasaaradda ku yeelanayso magaalada Boorama.

Munaasabada xariga looga jarayay xaruntan ayaa waxaa goob joog xubo ka socday Dowlada Hoose Boorama, Agaasimayaal iyo mas’uuliyiin kale ee ka socotay Wasaaradda Maalgashiga iyo Warshadaha Soomaaliland.

Warbixintan waxaa soo jeedinaya Bilaal Daahir Waaneey.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here