Xarunta Wasaaradda Warfaafinta Puntland qaybta Gobalka Bari oo la daah furay.

0
174

Baladweyne ( Radio Beerlula )-Wasaaradda Warfaafinta Puntland ayaa xariga kajartay Xarunta Wasaaradda Warfaafinta qaybta Gobolka Bari oo dib u dhis balaaran lagu sameeyay.

waxa ka qayb galay Munaasabadda xarig jarka Xarunta Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta Puntland, Maxamuud Caydiid Dirir agaasimaha guud ee wasaarada warfaafinta Puntland Maxamed Ciise Cusmaan iyo maamulka degmada Bosaaso.

Warbixintaan waxaa soojeedinaya Maxamed Yuusuf Cabdulaahi.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here