Xaruun caafimaad oo laga hirgaliyey Muqdisho.

0
189

Baladweyne (Radio Beerlula)-Cusbitaalka Xamar ee magaalada Muqdisho ayaa daahfuray xaruun cusub ee loogu talagalay in lagu daaweeyo xanuunada dumarka , uur kujirta iyo kabka lafaha.

Daahfurka xaruntaan cusub ayaa waxa kasoo qaybgalay Maamulka Cusbitaalka, Dhallinyaro, Dhaqaatiir iyo qaybaha kale ee bulshada.

Warbixintan waxaa soo jeedinaya Bilaal Daahir Waaneey.