Xaruun loogu talagalay in lagu iibiyo agabka ciyaaraha oo laga hirgaliyey Baladweyne

0
149

Baladweyne ( Radio Beerlula )-Xaafada Xawo Taako ee Magaalada Baladweyne ayaa laga hirgaliyey xarunta Jaaburi islamarkaana loogu talagalay in lagu iibiyo agabka Ciyaaraha.

Xaruntaan ayaa lagu iibiyo Funaanadaha Ciyaaraha, Kabaha , Baasjeeriga, Kabaha Al-miitada iyo sigsamanka kuwaasi oo baahi badan u qabeeb Dhallinyarada Ciyaaraha Degamada.

waxa soo jeedinaya Bilaal Daaahir Waaneey

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here