Xavi oo si rasmi ah ugu dhawaaqay liiska xiddigaha Barcelona uga qeyb galaya kulanka caawa ee Villarreal

0
48

 Baladweyne(Radio Beerlula)- Waxaa la shaaciyey liiska xiddigaha kooxda kubadda cagta Barcelona uga qeyb galaya kulanka adag caawa ay Villarreal kuwada ciyaari doonaan horyaalka La Liga ee dalka Spain.

Kooxda Barcelona ayaa doonaysa inay ku soo laabato wadada guulaha kulanka ay caawa garoonkeeda Camp Nou ku soo dhaweyneysa naadiga Villarreal, kaddib guuldarradii ka soo gaartay isla toddobaadkan kooxda ay xilfaltamaan ee Real Madrid.

Haddaba halkaan hoose ka eeg liiska xiddigaha Barcelona uga qeyb-gaya kulanka caawa ee Villarreal:-

Image