Xavi oo si rasmi ah ugu dhawaaqay liiska xiddigaha Barcelona uga qeyb galaya kulanka ElClásico ee Real Madrid

0
28

Baladweyne (Radio Beerlula)- Waxaa la shaaciyey liiska xiddigaha kooxda kubadda cagta Barcelona uga qeyb galaya kulanka adag ElClásico oo ay Real Madrid kula ciyaari doonaan horyaalka La Liga ee dalka Spain.

Kooxda Barcelona ayaa doonaysa inay saddexda dhibcood ka qaadato naadiga ay xilfaltamaan ee Real Madrid, si ay kali ugu noqoto hoggaanka horyaalka La Liga ee dalka Spain, marka ay bari booqato garoonka Santiago Bernabéu.

Haddaba halkaan hoose ka eeg liiska xiddigaha Barcelona uga qeyb-gaya kulanka ay booqan doonaan kooxda Real Madrid:-

Image