Xidhiidhka ciyaaraha fudud ee Somaliland oo magaalada Burco ku qabtay tartan oroddada ah.

0
197

Baladweyne (Radio Beerlula)- Wasaaradda dhalinyaradda iyo Ciyaaraha Somaliland oo Kaashanaysa Xidhiidhka Ciyaaraha Fudud ee gobolka togdheer ayaa magaalada Burco ku qabatay tartan oroddada ah oo isku jiray 300 mitir 1.500 mitir iyo 800 mitir waxaana kasoo qey galay furitanka tartanka gudoomiyaha xiriirka ciyaaraha fudud iyo mas’uuliyiin katirsan wasaaradda dhalinyaradda iyo Ciyaaraha Somaliland.

Warbixintan waxaa soo jeedinaya Bilaal Daajir Waaneey.