Xildhibaan ka tirsan baarlamanka Hirshabeelle oo dalbaday in la caawiyo dadka danyarta ee ku nool Baladweyne

0
363
Magaalada Baladweyne ee xarunta gobolka Hiiraan.

Baladweyne(Radio Beerlula)- Axmed Cabdi Cali  oo kamid ah  xildhibannada  baarlamanka Hirshabeelle islamarkana  xubin ka ah gudiga arimaha gudaha iyo dib u hishiisiinta dowlada goboleedka Hirshabelle oo ku sugan magaalada Baladweyne oo la hadlay   Radio Beerlula  ayaa ugu baaqay dadka muslimiinta ah ee wax heysta in ay anfurin u sameeyaan masaakiinta aanan heli karin wax ay ku anfuraan.

Xildhibaan Axmed Cabdi Cali   ayaa shegay in uu maamulka heer gobol iyo degmo uu kala hadlay sii gurmad anfurin ah loogu sameeyn lahaa dadka Masaakiinta ah gaar ahaan barakacayaasha Baladweyne.

Warbixintan waxaa noo haya Cabdulqaadir Cumar Ibraahim Nadaara.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here