Xildhibaanada Barlamaanka Hirshabeelle oo maanta ansixiyey Miisaaniyadda sanadka 2025.

0
50

Baledweyne ( Radio Beerlula )-Kulankaan uu shir Guddoominayey Guddoomiyaha Baarlamanka Hirshabelle Dr-abdulhakim Luqman Xaaji Mohamed oo ay wehliyaan Gududoomiye ku xigeenka 1aad Mudane Siraaji Sheekh isxaaq Cabdulle iyo Guddoomiye Kuxigenka 2aad Mudane Mahad Xasan Cusmaan ayaa lagu Ansixinta Miisaaniyadda Sanadka 2025
Miisaaniyadda cusub ee Hirshabelle ayaa lagu qiyaasay inay gaareyso 40,146,593.04 dollar, taasoo ka tarjumeysa kororka iyo horumarka dhinacyada dhaqaalaha iyo adeegyada bulsho ee maamulka Hirshabelle

Warkan Waxaa inoo haya Cabdiqaadir Cumar Ibraahin

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here