Baladweyne ( Radio Beerlula )-Mudanayaasha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa maanta xarunta Golaha Shacabka ku yeeshay kulankooda 20-aad ee kalfadhiga shanaad waxaana looga doodayay Hindise Sharciyeedka Kaalmo Sharciyeedka Federaalka Soomaaliyeed.
kulanka ayaa waxaa shir guddoominayay Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Dalka Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe).
Warkan waxaa inoo haya Cumar Yuusuf Aadan