Baladwayne ( Radio Beerlula )-Xildhibaano ka tirsan Golaha Wakiilada maamulka Jubbaland ayaa ku baaqay in la joojiyo dagaal beeleedka degmada luuq ee Gobalka Gedo.
Xildhibaanada ayaa wax lagu xumaado ka tilmaamay in xiligaan dagaal salka ku haayo anooyin qabiil oo ka dhaco degmada Luuq ee maamulka Jubbaland.
Warbixintaan waxaa soojeedinaya Cabdinajiib Aweys Isxaaq.