Xildhibaannada Golaha Shacabka oo maanta ansixiyay Axdiga Afrika ee Xaquuqda iyo Baraaraha Carruurta Afrika

0
100

Baledweyne ( Radio Beerlula )-Mudanayaasha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta yeeshay kalfadhiga 7-aad kulankiisa koowaad, waxaana shir guddoominayay Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Sheekh Aadan Maxamed Nuur

kooramka kulanka oo ku furmay 145-Xildhibaan ayaa ugu horeyn ayaa mudanayaasha waxa ay aad uga doodeen ajendaha kulanka oo ahaa akhrinta labaad iyo u codeynta Axdiga Afrika ee Xaquuqda iyo Baraaraha Caruurta.

Warkan Waxaa  inoo haya Cumar Yuusuf Aadan

 

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here