Xiliga iyo tirada ka qeyb galeysa shirweynaha dib u heshisiinta Galmudug oo lagu dhawaaqay.

0
295

Baladweyne(Radio Beerlula)- Guddomiyaha Ku-xigenka Guddiga Qaban qaabada  shir weynaha dib u heshiisinta Galmudug Cabdi Maxamed Jaamac (Cabdi waayeel)  ayaa sheegay in shirweynaha uu ka qabsoomi doono magaalada dhuusamareeb 5-ta bisha Ogosto ee soo socota islamarkana tirada ergada ka qeyb galeysa ay noqon doonto 356 ergo oo kala matalaya beellaha dega deegannada Galmudug.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here