Xiriirka ku badda cagta Soomaaliya iyo Bangiga IBS oo kala saxiixday heshiis lagu maalgalinayo Horyaalka heerka koobaad ee dalka.

0
49

Baladweyne (Radio Beerlula)-Xiriirka Kubbadda Cagta Soomaaliyeed iyo Bangiga IBS ayaa  kala saxiixday heshiis lagu maalgalinayo Horyaalka heerka koobaad ee dalka.

Kulaanka ayaa waxaa ka soo qeyb galay ururada xariirka kubada cagta madaxda iyo masuuliinta ugu sareyso  xariirka kubada cagta iyo madaxda shirkada IBS iyo marti shara  kale.

Warbixintan waxaa soo jeedinaya Xaawa Aadan Xuseen.