Xiriirkii ka dhaxeeyay dadka dariska oo meesha ka sii ka baxay.

0
170

Baladwayne ( Radio Beerlula )-Dadka deriska ah aya waagii hore kala qadan jirey Cunada bisil iyo mida ceyrinka ah sida Canjeerada,Canaha,Shaha,Cusbada,Calenta ,Sonkorta iyo dabka, taasoo qeyb ka aheyd iska warqabka iyo is jacaylka dariska, basle sannadihii la soo dhaafay waxaa muuqatay inay meesha ka baxday.

Axmed Uulow Faarax oo ka mid ah waxgaradka Magaalada Baladweyne ayaa Radio Beerlula uga waramay sababta keentay inay meesha ka baxdo iska war heyntii dadka dariska.

Warbixintaan waxa soojeedinaya Maxamed Cabdi Saneey.