Baladweyne ( Radio Beerlula )-Agaasimaha Sanduuqa Hormarinta Dhalinyarada Mamulka Soomaliland iyo Wafdi Uu Hogaaminayo ayaa Gaaray Dagmada Boorame Ee Caasimada Gobolka Awdal
Wafdigan ayaa ah Mid Uu Agaasimaha Kudoonayo In Uu Xog Ururin Kusameeyo Ganacsiyada Kuwa Guuleysta Iyo Kuwa. Aan Kuuleysan ay Shaqeystaan Dadka Kunool Dagmada Borama
waxa soo jeedineysa Sahro Ibrahim Dhicisow


