Xoola dhaqatada gobolka Hiiraan oo loogu baaqay inay ka digtoonaadaan cudurka Cabeebka

0
115

Baladweyne (Radio Beerlula)-Dr Cabdullaahi Cabdi Yuusuf oo kamid dhaqaatiirta Baladweyne ayaa xoola dhaqatada gobolka Hiiraan ugu baaqay ineey ka digtoonaadaan cudurka cabeebka oo kamid xanuunada faafa ee ku dhaca xoolaha

Xanuunkaan ayaa hoos u dhiga wax soo saarka xoolaha iyadoo astaamaha lagu garto ay kamid tahay caanaha neefka oo yaraada,Nabro kasoo baxa maqaarka iyo gariir caloosha neefka lagu arko.

Warbixintan waxaa soo jeedinaya Cabduqaadir Cumar Ibraahim

Audio Player

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here