Xoola dhaqatada gobolka Hiiraan oo saameyn kala kulmay abaaraha ka jira dalka

0
183

Baladweyne ( Radio Beerlula )-Abaarta ka jirta qeybo badan oo kamid ah dalka ayaa saameyn xoogan u geeysatay xoola dhaqatada gobolka Hiiraan gaar ahaan deegaanada hoosyimaada magaalada iyadoo xoolo badan aay u dhamaadeen daaqsin la-aan .

Abaarta ayaa saameynta ugu badan waxaa kala kulmay Lo-da iyo ariga kuwaasi oo qaarkood waayay tabar ay ku istaagaan maadama aysan heeysan dhir ay daaqaan.

Warbixintan waxaa soo jeedinaya Cabduqaadir Cumar Ibraahim.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here