Xoolo dhaqto ku nool Somaliland oo loo sameyay adeegyo caafimaad oo bilaash ah

0
41

Baladwayne ( Radio Beerlula )-Wasaaradda Xaananada iyo Horumarinta Reer miyiga ee Maamulka Soomaliland ayaa Deegaanada Hoosyimaada magaalada Buulaxaar ee gobalka Saaxil ka fulisay Adeegyo Caafimaad oo loo sameenayay xoolaha.

Adeegyada Caafimaad ee loo sameeyay xoolaha ayaa waxaa kamid ah baaritaano iyo talaalka qaar kamid ah xanuunada ay xoolahaasi qabaan.

Warbixintaan waxaa soojeedinaysa Sacdiyo Maxamed Maxmuud.