Xubnaha u tartamaya guddiga madaxa bannaan ee xuquuqul Insaanka Qaranka oo u fadhistay imtixaanka qoraalka ah.

0
86

Baladweyne ( Radio Beerlula )-Wasiirka Wasaaradda Qoyska iyo Horumarinta Xuquuqul Insaanka XFS Amb Khadiija Maxamed Al-Makhzoumi ayaa maanta si rasmi ah magaalada Muqdisho uga daah furtay Imtixaanka qoraalka ee xubnaha u tartamaya Guddiga Madaxa bannaan ee Xuquuqul Insaanka Qaranka.

Imtixaan ayaa waxaa u fariistay 58 Dhallinyaro isug jira Gabdho iyo Wiilaal kuwaasi oo buuxiyay hab raacyada loogu talagay shaqadaan.

Warbixintan waxaa soo jeedinaya Bilaal Daahir Waaneey.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here