Xubno ka mid ah golaha deegaanka Jowhar oo la doortay.

0
88

Baladweyne (Radio Beerlula)-Magaalada jowhar ee caasimada dowalada gobaleedka hirshabeela ayaa waxaa lagu qabtay doorshada 13- Xubnood oo kamid ah xubnaha Golaha Deegaanka Degmada Jowhar oo maanta la qabtay Doorashadooda..

Doorshada ayaa waxaa soo qaban qaabiyay wasaaradda arimaha gudaha Dowlad Gobaleedka hirshabeele.

Warbixintan waxaa soo jeedinaya Sacdiya Maxamed Maxamuud.