Xubno ka socday dowladaha hoose ee Somaliland oo tababar loogu qabtay Hargeysa

0
102

Baladweyne ( Radio Beerlula )-Agaasimaha guud ee Wasaarada Maaliyada Soomaliland ayaa magaalada Hargeysa tababar seddex cisha ah uga furay 40 xubnood oo ka socday dawladaha hoose ee magaalooyinka Soomaliland.

Tababarka ayaa lagu bari doonaa xubnahan nidaamka casriga ah ee xisaabadka maaliyada dowladaha hoose.

Warbixintan waxaa soo jeedinaya Maxamad Yuusuf Cabdullaahi.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here