Xubno ka tirsan maamulka Galmudug oo daah-furay dhismaha Wajiga Labaad ee garoonka diyaaradaha degmada Afbarwaaqo

0
191

Baladweyne ( Radio Beerlula )-Dhismaha garoonka diyaaradaha degmada af barwaaqo ee gobolka mudug oo dhawaan dhalinyaro is xilqaamay ay bilaabeen ayaa manta masuulinyiin ka tirsag Galmudug waxa ay daah fureen wajiga labaad ee dhismaha garoonka diyaaraha degmada af barwaaqo.

Gudoomiye ku xigeenka degmada afbarwaayo Abshir maxamuud xasan iyo masuuliyiin ka tirsan Galmudug ayaa bogaadiyay dhismaha garoonka waxana ay bulshada Galmudug iyo dowlada soomaaliya ugu baaqeen in ay ka qeyb qaataan dhismaha garoonka.

Warbixintaan waxa soojeedinaya Aadan Cabdi Axmed.