Xubno ka tirsan maamulka Hirshabeelle oo kormeeray dhismaha wadada laamiga ee isku xirta Baladweyne iyo Farliibaax.

0
167

Baledweyne ( Radio Beerlula )-Waxaa heer gababa ah soo gaaray dhismaha wajiga kobaad ee wadada laamiga ah ee isku xerto magaalada Baladweyne iyo degmada Farlibaax ee Gobalka Hiiraan.

wadadaan oo dhismaheeda iska kaashanayaan maamulka Hirshabeelle iyo Bangiga aduunka ayaa waxaa kormeer la xariira habsami u socdka dhismaha wadada ku tagay wasiirka wasaaradda waxbarashadda Hirshabeelle saciid Hagar camalow,Gudoomiyaha degmada Baladweyne Cumar Cismaan Calasow,mayaarka Degmada Baladweyne Nadar tabaax maalin iyo taliyaha qeeybta Booliska Gobalka Hiiraan isaaq cali Cabdulle.

Warkan waxaa inoo haya Cabdi Majiid Aweeys Isaaq

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here