Baladweyne (Radio Beerlula)-Ku dhawaad 11,500 oo qof oo loogu tala galay ineey gutaan waajibaadka xadka sanadkaan ayaa dufacadii ugu horreysay oo kamid ah tiradaasi waaxaa ay gaartay magaalada barakeysan ee Madiina Al-munawara.
Labo duulimaad oo ay la socdeen xujey gaareysa 296 qof ayaa toos uga dagay magaalada Madiina, halkaas oo ay uga bilaaban doonto siyaarad iyo ku cibaadeysiga masjidka nabi Maxamed NNKH.
Warbixintan waxaa soo jeedinaya Sacdiyo Maxamad Maxamuud.