Xulalka Senegal iyo Al Nigeria oo caawa wada ciyaari doona

0
313

Baladweyne(Radio Beerlula)- Kooxaha Senegal iyo Al Nigeria  ayaa fooda si dari doonan finalka koobka qaramada Afrika oo ka socda magaalada Qaahira ee caasimadda dalka Masar

Ciyaarta u dhaxeysa labadan kooxood  ayaa si weyn isha loogu wada haya iyadoo dad badan  ay isku diyaarinaya sidii ay u daawan lahayeen ciyaarta oo dhaceysa tobanka habeenimo.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here