Xulka Beergadiid oo ku guuleystay tartankii ka socday degmada Matabaan.

0
170

Baladweyne ( Radio Beerlula )-Wasaarada dhalinyaradda iyo ciyaaraha dowlad goboleedka Hirshabeelle ayaa galinka dambe ee maanta degmada Matabaan ee gobolka Hiiraan ku soo gaba gabeyneysa tartan kubadda cagta oo loo qabtay 12 kooxood.

Kooxahan ayaa laga soo kala xulay degmooyinka Baladweyne , Matabaan, Beergadiid, Hees, Jawiil, Gerijir, Qodqod, Tawakal, Kabxanleey, iyo Deefow.

Warkan waxaa inoo haya Cabdimajiid Aweeys Isaaq.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here