Xulka kubadda cagta Baladweyne oo codsaday helista agab isboorti.

0
90

Baledweyne ( Radio Beerlula )-Macalinka hogaamiya xulka kubadda cagta degmada Baladweyne Cabdifitaax Maxamed Cismaan oo u waramay Radio Beerlula ayaa sheegay in xulka ay haystaan baahiyo kala duwan oo dhanka agabka ah.

Waxyaabaha ugu daran ee uu sheegay macalinka xulka ayaa waxaa kamid ah agabka almiitada iyo kuwa ay kuciyaari lahaayeen.

Warbixintan waxaa soo jeedinaya Cumar Yuusuf Aadan.

Audio Player

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here