Xulka Somalia oo Xulka Kenya ku rajaweyn ineey ka adkaadaan

0
179
Baladweyne (Radio Beerlula)- Xulka qaranka 18-jirada Soomaliya ayaa maanta la ciyaaraya dhiggooda Kenya waxaana kulanka uu ka dhici doona  Magaalada Kakamega oo ah galbeedka Kenya,
Labada Kulan Ee maanta Group A Somalia vs Kenya Rwanda vs Sudan.
Somalia guul ay maanta gaarta waxey si toos ah ugu so baxidoonaan Sama Finalka tartanka Halka Rwanda ey rajo qabto Madaama 3 dhibic wadato iyadaana la ciyareyso Sudaan oo ah Kooxda ugu liidato Groupka
Xiliga ciyaarta 
Kenya 🇰🇪 Somalia 🇸🇴
02:00pm.
Bukhungu.