Xuska 1-da Luulyo oo lagu qabtay magaalada Baladweyne .

0
72

Baladwayne ( Radio Beerlula )-Munaasabad lagu maamuusayo xuska 1-da Luulyo oo ku beegan 64- guuradii ka soo wareegtay markii Gobollada Koonfureed ay xornimada ka qaateen gumeeystihii Talyaaniga Sanadkii 1960-kii iyo israacii gobollada Waqooyi iyo Koonfur ayaa lagu qabtay magaalada Beledweyne.

Xuska maalintaan waxaa kasoo qaybgalay Guddoomiyaha gobolka Hiiraan Mudane Muuse Salaad Wehliye , Gudoomiye Degmada Baladweyne Cumar Cusmaan Calisow, Ururada Haweenka ,laamaha Amniga , Dhallinyaro iyo Masuuliyiin kale.

Warbixintan waxaa soojeedinaya  Bilaal Daahir Waaneey.