Xuska maalinta Bangiyada Adduunka oo maanta ku beegan

0
134

Baladweyne (Radio Beerlula)- 19kii Diseembar 2019, Golaha Guud ee Qaramada Midoobay wuxuu ansixiyay qaraar tirsigiisu yahay 74/245, kaasoo 4ta Diseembar u asteeyay maalinta caalamiga ah ee bangiyada iyadoo la aqoonsanayo awoodda muhiimka ah ee bangiyada horumarinta ee dhinacyada badan leh iyo bangiyada kale ee horumarinta caalamiga ah si ay u maalgeliyaan horumar waara iyo bixinta aqoonta; iyo sidoo kale aqoonsiga doorka muhiimka ah ee nidaamyada bangiyada ee Dawladaha xubnaha ka ah inay gacan ka geystaan horumarinta heerka nolosh.

Warbixintan waxaa soo jeedinaya  Cumar Yuusuf Aadan.