Xuska maalinta Caalamiga ah ee xuquuqul aadanaha oo maanta ku beegan.

0
154

Baladweyne (Radio Beerlula)-Golaha guud ee qaramada midoobay sannadkii 1950-kii meelmariyay in sannad kasta 10-ka bisha December oo maanta ku beegan dunida looga dabal dego maalinta caalamiga ee xaquuqda aadanaha, iyadoo hadafka laga lee yahay maalintan ay tahay sidii bulshada loogu baraarujin lahaa khatarta inta badan ka dhalata takoorka iyo sinaan la’aanta gaar ahaan tacadiyada loo geysto haweenka iyo gabdhaha loo joojin lahaa.

Warbixinta waxaa inoo haya Cabdiqadir Cumar Ibraahin.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here