Xuska maalinta caalamiga cudurka HIV AIDS-ka oo lagu qabtay magaalada Muqdisho

0
162

Baladweyne (Radio Beerlula)-Magaalada Muqdisho ee caasimada dalk ayaa lagu qabtay mun aasabadan oo lagu xusayay maalinta caalamiga ah ee wacyi galinta Cudurka HIV AIDS-ka oo dunida looga dabaaldago 1 Desember sanadkasta waxaana ka qeybgalay dhaqaatiir ,bukaano qaba xanuunkan iyo madax kale

Warbixintan waxaa soo jeedinaya Cumar Yuusuf aadan .

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here