Xuska maalinta caalamiga ee umulisooyinka Adduunka oo lagu qabtay Baladweyne.

0
309

Baladweyne ( Radio Beerlula )-Magaalada Baladweyne ee xarunta gobolka Hiiraan ayaa lagu qabtay munaasabad lagu xusayay maalinta caalamiga ee Umulisooyinka Adduunka oo sannad kasta la xuso 5-ka bisha May oo maanta ku began.

Munaasabaddan ayaa waxaa ka qeyb galay Isku-duwaha wasaaradda Caafimaadka Hirshabeelle ee gobolka Hiiraan Mudane Xasan Axmed Barkhadle, gudoomiyaha Umulisooyinka gobolka Hiiraan Canab Cali Macoow, bahda caafimaadka iyo marti sharaf kale.

Warbixintaan waxaa soojeedinaya Cumar Yuusuf Aadan.

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here